Doorashadii Puntland: “Geedi Caano Leh Oo Si Rasmi Ah U Dhimatey”

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo khudbad ka jeediyey magaalada Garoowe bilowgii sanadkan 2023 ayaa sheegay in uu ku faraxsanaa in uu Cabdi Siciid Faarax Juxaa u qaatey in uu noqdo Wasiirka Arrimaha Gudaha, waxaan ahayn ayuu yiri dad afgarooc ah oo aan umadda ka gadi karin barnaamijka dimoqraadiyadda, laakiin Juxaa markii uu la yimid halku dhigiisi caanka ahaa ee “Geedi Caano Leh” uu galiyey ruux dheeraad ah.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Juxaa iyo Madaxweynaha Puntland 28 Sep 2022

Cabdi Faarax Juxaa oo wata “style” ka duwan wasiirada kale, markii uu golaha wasiirada ku soo biiraayey waxa uu Madaxweynaha ku xujeeyey dhawr shardi taas oo ay ka mid tahay.

  1. In kalfadhiga golaha wakiilada 25 Okt 2022 ka sheego in doorashada xiligeedi uu ku qabanaayo oo muddo kororsi aanu jirin.
  2. In aan khasab looga dhigin in uu ka mid noqdo kaadiriinta KAAH oo uu noqon doono wasiir dhex ah.
  3. In Wasiirada kale ee isbeddelka ku imaanaya talo laga siiyo si ay koox ahaan ugu soo galaan xukuumadda.

Madaxweynaha Puntland waxa ugu horeeyey ee uu jebiyey ayaa ahayd in aanu khudbadiisi ku soo qaadin doorashada 2024, muddo dheer ayuu diidanaa in uu ka hadlo ilaa la gaarey isbeddalka lagu sameeyey dastuurka markaas oo xeero iyo fandhaal kala dhaceen, isaguna dadka isaga dejinaayey.

Kadib Doorashadii May 2023, waxaa dalka ka dhacay isbeddelo badan taas oo u eg sheekada buuga “sida Dimoqraadiyaddu ku dhimato”. Buuga la yiraahdo How Democracies Die ee ay wada qoreen Daniel Ziblatt iyo Steven Levitsky, waxay ku caddeeyeen in keligii talisku marka horeba doorasho ku yimado, iyaga oo tusaalayaal badan u soo qaatey ay ka mid ahay Hugo Chaves Venezuella 1998. Laakiin doorashadiisa kadib waxaa ku dhaca kalsooni darro sida uu dib xukunka ugu soo noqon lahaa, waxa uu la wareegaa garsoorayaasha ciyaarta, tusaale Maxkamadaha, guddiyada doorashada, dhaqaalaha iyo Booliska wax uu gaaraa in uu helo sababaha guusha uu ku gaari qaro qiyaastii 90%, kadib ayaa waxaa halkaas ka soo baxaya kalsooni daradiisa, waxaana uu raadiyaa 10% ka dhiman, waxay sheegeen in markaas uu u dhaqaaqo in uu beddelo dastuurka iyo sharciyada si uu u helo 100%, waana halka dimoqraadiyaddu ku dhimato.

Dastuurkii waxaa la beddalay, kadib markii ciyaarta la galay, waxaana lagu fariisiyey ciyaar dhamaatey natiijadeedi in lagu beddelo isbeddalka dastuurka, taas waxaa barbar socda in Xeerka Goloyaasha Deegaanka la beddeley kadib markii Xildhibaanada Goloyaasha Deegaankala doortey, waxaana xeerkii isbeddelka lagu sameeyey lagu dhaqey goloyaashii deegaanka ee soo baxay kaas oo curyaamiyey Xildhibaanadii la doortey.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Cabdi Faarax Siciid ayaa si weyn ugu doodey in waxa loo baahan yahay ay tahay “gole deegaan oo shaqeyn kara”, dooda ugu adag ayaa ka dhacdey Shirkii todobaadkii hore ee Golaha Xukuumadda, kadib markii Xisbiyada yaryar ay la midoobeen Xisbi xaakimka Dowladda ee kaah si meesha looga saaro dhamaan Xildhibaanadii ku soo baxay Xisbiga Mucaaradka ah ee Mideeyey oo maamulada degmooyinku u noqdaan kuwo Kaah soo wada dhisatey iyada oo isticmaaleysa Xisbiyada la midoobey.

Cabdi Faarax Siciid ayaa sheegay in ay ka fiirsanayaan magaalooyinka muranku ka taagan yahay oo aysan xaaladda uga dareyn waxaana kamid ah: Iskushuban, Murcanyo, Burtinle, Bur-Saalax, iyo magaalada Boosaaso oo muhimad gaar ah Puntland u leh.

Xog soo gaartey Horseed Media ayaa sheegaysa in masuuliyiin ka socota Xisbiyada Mustaqbal, Kaah, Sincad iyo Ifiye ay la xiriireen Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo hadda ay ka dhexeyso “MIDOW” waxaana ay dacwad ka gudbiyeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarah Siciid oo ay sheegeen in uu caqabad ku yahay dhismaha goloyaasha deegaanka, waxay ku eedeeyeen in uu doonaayo in doorasho furan la geliyo magaalada Boosaaso taas oo ay aaminsan yihiin in Xisbiga Mideeye ku guuleysanaayo, sidaas darteed waxay ka codsadeen in uu XILKA KA QAADO Wasiir Juxaa.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxaa gaarey laba heshiis oo ku saabsan magaalada Boosaaso, mid waxa uu u dhexeeyaa Mideeye iyo Mustaqbal, waxaana saxiixey Guddoomiye ku xigeenka Mustaqbal iyo in badan oo kamid ah asaasayaasha ururka, labadan Xisbi ayaa isku dar haysta 13+4=17 Xildhibaan oo kamid ah 33 Xildhibaan ee Boosaaso. Heshiiska kale ayaa u dhexeeya Mustaqbal, Sincad, Kaah iyo ifiye oo isku dar haysta 19 Xildhibaan. Arrintan waxaa si weyn uga soo horjeeda xitaa Xildhibaanada la doortey gaar ahaan kuwa Xisbiyada Kaah iyo Ifiye, kadib markii Guddoomiyaha iyo ku xigeenka la siiyey laba Xisbi oo midkiiba haysto 4 Xildhibaan.

Xog ku dhaw Madaxweyne Deni ayaa sheegaysa in uu ku khasaarey magacaabistii Cabdi Faarax Juxaa, oo sidii uu rabey ula shaqeynw aayey, sidoo kale waxa uu ku daray, Wasiirka qorsheynta Maxamed Siciid Faroole iyo weliba taliyaha Booliska Puntland Gen. Muumin oo ku tilmaamey kuwo aan waxba u soo kordhin.

Madaxweynaha Puntland ayaa dalka ka baxay 15 Agoosto iyada oo aan safarkiisa la shaacin waxa uu ku saabsan yahay iyo halka uu aadey, waxa uu ku sugan yahay magaalada Dubai, wararku waxay sheegayaan in uu UAE ka dhawraayo in uu helo lacag, inkasta oo qorshe lacag lagu siiyo oo uu gadi karo aanu meesha geyn, wararku waxay sheegayaan in hadda suuq u raadinaayo dekadda Garacad sidii shirkad Imaraatka laga lee yahay ay ula wareegi lahayd halkaasna uu ka sameyn karo lacag uu ku galo doorashooyinka.

Muddo xileedkii goloyaasha Puntland waxaa ka dhman laba bilood oo keliya, ma jiro heshiis isyaasadeed, mana muuqato fursad doorasho Xisbiyo lagu qaban karo ka hor 8 janaayo 2024, waxaa la is weydiinayaa waxay u keeneyso Madaxweynaha in uu xilka ka qaado Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la dhihi karo shaqo badan ayuuba ka qabtey doorashooyinka, inta xumaatey la dhihi karo waxaa la yimid Baarlamaanka, Xisbiyada siyaasadeed qaarkood iyo Madaxweynaha, mise waxa uu ka raadinayaa Madaxweynuhu “NAFIS SIYAASADEED” war jiraaba cakaaru imaan.

Maxay ku nuugtaa ama ka nuugtaa?

Mohamed Osman
Horseed Media


Football news:

<!DOCTYPE html>
Kane on Tuchel: A wonderful man, full of ideas. Thomas in person says what he thinks
Zarema about Kuziaev's 350,000 euros a year in Le Havre: Translate it into rubles - it's not that little. It is commendable that he left
Aleksandr Mostovoy on Wendel: Two months of walking around in the middle of nowhere and then coming back and dragging the team - that's top level
Sheffield United have bought Euro U21 champion Archer from Aston Villa for £18.5million
Alexander Medvedev on SKA: Without Gazprom, there would be no Zenit titles. There is a winning wave in the city. The next victory in the Gagarin Cup will be in the spring
Smolnikov ended his career at the age of 35. He became the Russian champion three times with Zenit

17:52 Israel oo duqeyn ku dishay Qoyskii Wariyaha Telefishinka Aljazeera ee Gaza
17:41 Madaxweyne Xasan Sheekh oo Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub
17:36 Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan dowladda Malaysiya
15:09 A Somalia Port for a Returned Somali land!
14:36 Ethiopian scientist Gebisa Ejeta receives National Medal of Science from US
14:19 Said Deni: The new change in SSC-Khatumo will hinder finalizing constitution
11:37 Somali Prime Minister meets Malaysian Ambassador to enhance bilateral relations.
6:51 Qaramada Midoobay oo digniin kasoo saartay xaalada Gargaarka Gaza
6:49 Xoghayaha guud ee UN-ta oo sheegay in ay cadahay “xadgudubka bini’aadamnimo ee lagu hayo Gaza”
6:45 Macron oo si la yaableh ugu baaqay dhismaha isbaheysi la dagaalama Xamaas!
9:52 Mortar shells hit three districts in Mogadishu
9:21 Suicide bomber detonates explosive device in Turkey’s Ankara
5:42 Somaliland parliament approves election law ending months-long electoral dispute
5:09 Wolverhampton Wanderers 2-1 Manchester City: City suffer first league defeat of season
5:05 Businessman 'captured' in Somalia over weapons supply
5:03 Shelters for migrants fill up across Germany as attitudes toward newcomers Harden
4:57 We will crush terrorists, financiers – CS Duale
19:06 Editorial: Puntland’s Rocky Road to Democratic Reform: A Missed Opportunity
13:21 Xasan Sheekh oo la kulmey siyaasiyiinta Koonfur Galbeed
12:55 Maraykanka oo markale gacanta ku dhigay sarkaal sare oo ka tirsan Daacish
10:33 Xukun dil ah oo lagu riday xubno ka tirsanaa Shabaab oo dilal ka fulin jiray Gaalkacyo
8:13 Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo gaarey Dhuusamareeb
16:30 Somalia is winning the fight against Extremists
16:03 5 dead as suicide bomber targets restaurant in Somali capital
14:32 Somali intelligence forces capture suspected al-Shabab-linked arms smuggler
13:37 Somali Intelligence Agency Arrests Alleged al-Shabaab Arms Smuggler
13:32 Hay’adda NISA oo qabatey madaxii iibka saanadda ee al-Shabaab
10:31 Pakistan: Labo qarax oo lala beegsaday munaasabada Mowliidka
10:15 Putin oo hogaamiye cusub u magacaabay kooxda Wagner
10:11 Niger: Weerar lala beegsaday ciidamada Militariga
8:07 Mogadishu's mayor urges residents to prepare for El Niño rains
7:18 Sweden oo gargaarka ay Soomaaliya siiso shuruud uga dhigtey dib u celinta qaxootiga
6:40 Dalalka ay Soomaaliya ciidamadu ka joogaan oo taageeray codsiga Xasan Sheekh
5:52 America needs a new strategy in Somalia
5:45 Suspected Al Shabaab militants abduct chief’s brother in Garissa
5:42 Five killed, 13 wounded in Somalia car bombing
5:41 US offers $5 million reward for info on al-Shabaab's no. 2 leader in Somalia
5:26 Suicide car bomb kills 6 as Somali forces foil 2 others in central Somalia
5:24 Atmis troop contributors endorse Somalia's request to delay drawdown
5:22 Magnitude 4.9 earthquake hits Djibouti
20:17 Yaa ah Muwaadin Soomaaliyeed?
20:00 UN Security Council Receives Letter of Support for Delayed Somalia Troop Drawdown
16:37 Bad Strategies Boost Al-Shabab – OpEd
15:24 Suicide Bombing in Central Somalia Kills at Least 6
15:16 Hiiraan: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Buula-barde
14:52 Suicide car bombing kills six people in Bulaburde district
14:15 Several security personnel injured in twin car bombing in central Somalia
13:14 Somali court drops corruption charges against government officials, sentences others for corruption
10:51 Somali Officials Sentenced in Major Corruption Case
10:02 Qatar Airways executive says invasive gynecological examinations of passengers won't be repeated
9:59 U.S. Somalia Policy at a Crossroads
8:22 Somali forces intercept two car bombs, foil Dhusamareb attack
8:04 Maxkamadda gobolka Banaadir oo 11 eedeysane ku ridey xukuno la xiriira Musuqmaasuqa.
6:34 State starts building roads to thwart incessant terror attacks in Lamu
6:22 EU's Political and Security Committee engages security and stability cooperation talks with Somali authorities
6:22 EU's Political and Security Committee visits Somali Police Headquarters for security cooperation talks
6:03 Nairobi: Madaxweynaha Puntland oo la kulmey qaar kamid ah Wakiilada beesha caalamka
5:47 Relative calm returns to historic Ethiopian city
5:40 East Africa bloc climate service warns of higher temperatures alongside El Nino rains
5:36 Laba qarax oo lagu fashiliyey Dhuusamareeb
5:34 Security chiefs to discuss terrorism issues in two regions
14:24 Roundup: UN general debate concludes with renewed commitment to combat global challenges, create solidarity
14:13 Puntland military court sentences three men for membership in al Shabab
13:55 Somalia’s Bid to Delay AU Troop Drawdown Rejected
13:32 Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka oo xilka la wareegay
13:02 Gaalkacyo: Saddex nin oo ka tirsan al-Shabaab oo xukun lagu ridey
11:34 569,000 people displaced in Somalia due to conflict, insecurity
7:29 Donald Trump oo lagu helay in uu ku kacay khiyaano
7:25 Ciraaq: Ugu yaraan 100 ayaa ku dhintay dab ka kacay goob uu ka socdey xaflad aroos
7:15 Wasiirka Arrimaha Dibadda oo warqadaha ka guddoomey safiirka cusub ee Sweden
6:55 Booliska Beledweyne oo hal qof u qabtey qaraxii dadka badan ku dhinteen
6:25 Police officer arrested over deadly suicide bombing in Beledweyne town
5:59 Kenya to start building nuclear power plant in 2027 - CEO
5:56 Local militia forces kill three al-Shabab terrorists in central Somalia
5:31 Tigrayans mourn fighters killed in Ethiopia war
5:29 IGAD to hold ministerial meeting on adoption of IGAD youth policy
5:26 Kenya confident its police will end Haiti gang war
5:24 Kenyan trader linked to arms shipment to Somalia goes missing
20:10 The Clock is Ticking in Puntland – Op-Ed
13:28 Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo sheegay in dhaqaaluhu hoos u dhacay
12:28 ATMIS and Somali security forces step up joint patrols in Barawe
11:25 Boost for terror fight as US, Kenya sign pact
11:08 Qatar condemns deadly suicide bombing in Beledweyne town
10:43 Erdogan oo shuruud cusub ku xirey Sweden in ay ka mid noqoto NATO
9:15 Somaliland's Central Bank denies devaluing Somaliland Shilling
7:26 Maraykanka iyo Kenya oo iska kaashanaya Difaaca
7:19 Dad badan ayaa ku dhintay qarax ka dhacay Nagorno-Karabakh
5:30 Uproar over proposal to lengthen Kenya president's term
5:28 Al-Shabab militants killed in raid after truck bomb - Somalia
5:24 Somalia's president praises Türkiye for its support
5:22 Somali Prime Minister rallies local community, praises young Somali Americans during Minnesota visit
5:17 Breakaway Somaliland says will not discuss unification with Somalia
5:12 Video: Somali prime minister recognizes Afro Deli owner for contributions to community
19:04 Ukraine oo sheegtay inay duqeyn ku dishay abaanduulihii ciidamada badda Ruushka
19:03 Maraykanka oo gacanta ku dhigay xubin sare oo ka tirsan Daacishta Siiriya
18:50 Erdogan oo booqday Azerbaijan
14:45 SCC-Khatumo Executive Council approves newly appointed secretaries
13:47 Musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan xasaasi ah la qaatey Aadan Madoobe
12:44 Dubai: Siciid Deni oo 40 maalmood kadib ka dhoofay dalka Imaaraadka
12:26 Somaliland rejects talk of unification with Somalia after Museveni comment