Maxaa sababay guul-darrada Siciid Deni ee doorashadii Madaxweynaha Soomaliya?

Madaxweynaha Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo isu taagey tartanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedeaalka ayaa guul-darro kala kulmey kadib markii uu ku harey wareega labaad, isaga oo hoggaamiyey wareegii u horeyey ee doorashada,  su’aasha dad badan is weydiinayaan ayaa ah maxaa sababey guul-darrada Siciid Deni?, sidee ku dhacdey isaga oo hoggaamiyey wareegii kowaad in uu ku haro kan labaad?.

Siciid Cabdullaahi Deni ayaa damaca Madaxweynaha Soomaaliya galey wax yar kadib doorashadii Puntland 2019, waxaana si weyn loo dareemay in uu yahay Musharax dhab ah sanadkii 2020, haddaba si uu u gaaro hadafkiisa waxa uu  samaystey Istraatiijiyad isaga u gaar ah iyo farsamooyin, 

  • wuxuu saameyn weyn ku yeeshay shirarkii doorashooyinka, 
  • wuxuu dagaal adag la galay Villa Somalia,  
  • wuxuu soo diyaariyey dhabbaha loo maraayo doorashada, 
  • waxa uu ku guuleystey in ugu yaraan uu helo hal Dowlad goboleed (Jubaland) oo isaga u shaqeysa.
  • wuxuu urursadey dhaqaale ku filan oo lagu qiyaaso 20 milyan oo dollar.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni doorashada waxa uu la yimid ku dhawaad 100 Xildhibaan oo ka kala yimid laba Dowlad goboleed oo inta badan gacantiisa ku soo qortey, taas oo u noqotey saldhig iyo gundhigga doorashadiisa, haddaba xagee wax iska beddeleen?.

SAAXIIBADII IS DOOXAY

Saaxiibada ugu dhawaa Madaxweyne Deni, ee ay hoggaaminayeen Xil. Cali Xoosh iyo Faroolayaal ayaa la dhihi karaa dhabarka ayey ka toogteen, waxay ahaayeen kuwo si weyn u haya xogtiisa, mid dhaqaale iyo mid istraatiijiyadba, waxay doonayeen in ay dhistaan Xassan Cali Kheyre si ay u helaan Raysalwasaare,qordhaha Daysalwasaaraha ayaa soo bilowdey sanadkii hore, waxaana ay ku guulesyteen in Xildhibaano gaaraya 13 ay u codeeyaan Xassan Cali Kheyre. 

Saaxiibadda ka shaqeeyey guul-darrada Siciid Deni ayaa qorshohooda ugu weyn ahaa in ay muujiyaan awoodda ay ku leeyihiin Soomaaliya, sida in ay horey Puntland ugu guulsyteen in ay dhisaan Siciid Deni, haddana ay ku guuleystaan Soomaaliya in ay dhisaan Xassan Cali Kheyre si ay u helaan Raysalwasaaraha, taas oo u fududeyneysa in ay Puntland maamulaan 10-ka sano ee soo socota, damacaas waalan waa midka keenay in ay dhabarka ka toogtaan Siciid Cabdullaahi Deni oo ay dhex-galaan Xildhibaanadii uu soo xushay oo la aaminsan yahay in 13 kamid ah ay u codeeyeen Xassan Cali Kheyre, halka qaar kale oo badan ay u kala codeeyeen Xassan Sheekh Maxamuud.

Sida xogo lagu kalsoon yahay sheegayaan waxaa Madaxweyne Deni  qayb ka ahaa guul-daradiisa Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo isbeddel ku yimid,  qaybna ka noqdey baadi-goobka raysalwasaaraha, tiro aad u yar ayaa Xildhibaanada Jubaland u codeysey Siciid Deni.

MAQNAANSHAHA XULAFO SIYAASADEED

Wareegii hore ee doorashada waxaa si weyn ugu codeeyey Siciid Deni Xildhibaano badan oo uu dhaqaale siiyey, oo ka kala yimid qaybha kala duwan ee Soomaaliya kuwaas oo aaminsanaa in tirada ugu badan isagu helaayo oo uu yahay madaxweynaha cusub, waxaase muuqdey in aanu garab iyo gaashaan ka haysan mucaaradkii ay mudada dheer soo wada shaqeeyeen oo  iyagu isugu shubey, waxaana taasi keentey in uu ku haro wareega labaad kadib markii saddex cod oo keliya ay u kordheen.

DAGAALKII DOORASHADA USOO GALAY. 

Siciid Cabdullaahi Deni oo ay indhihiisu hayeen keliya kursiga Villa Somalia waxa uu doorashada u soo galey dagaal siyaasadeed iyo mid hubeysan,  waxay doorashada isku seegeen Isimada dhaqanka Puntland kuwoodi ugu miisaanka weyn, siyaasiyiin, waxgaradka iyo labeentii reer Puntland, saaxiibo isaga muddo bersadiisa fadhiyey iyo dad kale oo badan, kuwaas oo uga daba tegay Muqdisho, Siciid Deni waxaa loo arkey in uu yahsy nin aan cusbeyn, waxaana luquntiisa surnaa malaf aad u weyn oo saddexdii sano ee Puntland maamulaayey ah.

CIYAARTA NABAD & NOLOL

Istraatiijiyadda Nabad iyo Nolol ay doorashada ku soo galeen ayey diiradda ku saareen laba musharax oo keliya, in wareega kowaad lagu reebo Shariif Sheekh Axmed oo ay aaminsanaayeen in uu  khatar ku yahay iyo in lala dego Siciid Cabdullaahi Deni oo ay dhici karto in Madaxweyne Farmaajo ay isku meel ka kaluumeysanayaan oo ay isku bays yihiin, taasna waa hirgashey. In Madaxweyne Farmaajo la yimaado geesinimo uu ku sii socon karo, wareega labaad isaga oo laga horeeyey wareega kowaad, isla markaana natiijo fiican ka keenay wareega labaad, ayaa keentey in ay albaabada ka xirto Deni iyo Kheyre, waxaana la dhihi karaa tanaasul la’aanta Farmaajo waxay ahayd guul-darrooyinkii Siciid Deni.

HAWIYISIM

Siyaasaddii isku sidkaneyd ee Puntland iyo Jubaland ayaa keentey in mid la mid ah loo isticmaalo hoolka doorashada, iyada oo horey loogu guuelsytey in shaki la kala dhex dhigo, Pun-Jub taas oo bilaamatey doorashadii shir guddoonka  labada Aqal, markii Deni ku guuleysan waayey in uu xakeemeeyo Xildhibaanadii uu soo xushay, dhanka kale qaar kamid ah Musharixiinta beelaha Haweiye ayaa ka xumaa in Axmed Madoobe  uu shaqo ka dhigto dhisitaanka Siciid Deni oo kaliya iyaga oo sheeganaya in ay abaal kuwada lahaayeen, taasna loo arkey siyaasad qabiileysan, waana midda keentey in hoolka doorashada laga arko wareega labaad in lagu dhiso Xassan Sheekh Maxamuud oo aan loo kala harin.

GEBAGEBO

Ma jirin fursad ka wanaagsan oo soo martey Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Puntland uu ku noqon karey madaxweynaha Soomaaliya, waxa uu haystey dhamaan fursadaha suurta gelin kara in uu guuleysto, laakiin hab-dhaqankiisi ahayd in aanu waxba xeerin, Puntland dagaal kala soo tago waxay dhaxalsiisey guul-darro aad u weyn oo dhankasta ah,  waxaana fursaddii ka faa’ideystey Mucaaradkii kale ee aysan jirin shaqo badan oo ay geliyeen Xildhibaanada, haddaba  doorashadii waa dhamaatey, waxaase yaala dhaxalkeedi, waxaana la is weydiin sida Siciid Deni u dhaqmo doorashada kadib (Aftermath).

Maxamed Cismaan

Horseed Media


Football news:

<!DOCTYPE html>
Kane on Tuchel: A wonderful man, full of ideas. Thomas in person says what he thinks
Zarema about Kuziaev's 350,000 euros a year in Le Havre: Translate it into rubles - it's not that little. It is commendable that he left
Aleksandr Mostovoy on Wendel: Two months of walking around in the middle of nowhere and then coming back and dragging the team - that's top level
Sheffield United have bought Euro U21 champion Archer from Aston Villa for £18.5million
Alexander Medvedev on SKA: Without Gazprom, there would be no Zenit titles. There is a winning wave in the city. The next victory in the Gagarin Cup will be in the spring
Smolnikov ended his career at the age of 35. He became the Russian champion three times with Zenit

17:52 Israel oo duqeyn ku dishay Qoyskii Wariyaha Telefishinka Aljazeera ee Gaza
17:41 Madaxweyne Xasan Sheekh oo Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub
17:36 Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan dowladda Malaysiya
15:09 A Somalia Port for a Returned Somali land!
14:36 Ethiopian scientist Gebisa Ejeta receives National Medal of Science from US
14:19 Said Deni: The new change in SSC-Khatumo will hinder finalizing constitution
11:37 Somali Prime Minister meets Malaysian Ambassador to enhance bilateral relations.
6:51 Qaramada Midoobay oo digniin kasoo saartay xaalada Gargaarka Gaza
6:49 Xoghayaha guud ee UN-ta oo sheegay in ay cadahay “xadgudubka bini’aadamnimo ee lagu hayo Gaza”
6:45 Macron oo si la yaableh ugu baaqay dhismaha isbaheysi la dagaalama Xamaas!
9:52 Mortar shells hit three districts in Mogadishu
9:21 Suicide bomber detonates explosive device in Turkey’s Ankara
5:42 Somaliland parliament approves election law ending months-long electoral dispute
5:09 Wolverhampton Wanderers 2-1 Manchester City: City suffer first league defeat of season
5:05 Businessman 'captured' in Somalia over weapons supply
5:03 Shelters for migrants fill up across Germany as attitudes toward newcomers Harden
4:57 We will crush terrorists, financiers – CS Duale
19:06 Editorial: Puntland’s Rocky Road to Democratic Reform: A Missed Opportunity
13:21 Xasan Sheekh oo la kulmey siyaasiyiinta Koonfur Galbeed
12:55 Maraykanka oo markale gacanta ku dhigay sarkaal sare oo ka tirsan Daacish
10:33 Xukun dil ah oo lagu riday xubno ka tirsanaa Shabaab oo dilal ka fulin jiray Gaalkacyo
8:13 Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo gaarey Dhuusamareeb
16:30 Somalia is winning the fight against Extremists
16:03 5 dead as suicide bomber targets restaurant in Somali capital
14:32 Somali intelligence forces capture suspected al-Shabab-linked arms smuggler
13:37 Somali Intelligence Agency Arrests Alleged al-Shabaab Arms Smuggler
13:32 Hay’adda NISA oo qabatey madaxii iibka saanadda ee al-Shabaab
10:31 Pakistan: Labo qarax oo lala beegsaday munaasabada Mowliidka
10:15 Putin oo hogaamiye cusub u magacaabay kooxda Wagner
10:11 Niger: Weerar lala beegsaday ciidamada Militariga
8:07 Mogadishu's mayor urges residents to prepare for El Niño rains
7:18 Sweden oo gargaarka ay Soomaaliya siiso shuruud uga dhigtey dib u celinta qaxootiga
6:40 Dalalka ay Soomaaliya ciidamadu ka joogaan oo taageeray codsiga Xasan Sheekh
5:52 America needs a new strategy in Somalia
5:45 Suspected Al Shabaab militants abduct chief’s brother in Garissa
5:42 Five killed, 13 wounded in Somalia car bombing
5:41 US offers $5 million reward for info on al-Shabaab's no. 2 leader in Somalia
5:26 Suicide car bomb kills 6 as Somali forces foil 2 others in central Somalia
5:24 Atmis troop contributors endorse Somalia's request to delay drawdown
5:22 Magnitude 4.9 earthquake hits Djibouti
20:17 Yaa ah Muwaadin Soomaaliyeed?
20:00 UN Security Council Receives Letter of Support for Delayed Somalia Troop Drawdown
16:37 Bad Strategies Boost Al-Shabab – OpEd
15:24 Suicide Bombing in Central Somalia Kills at Least 6
15:16 Hiiraan: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Buula-barde
14:52 Suicide car bombing kills six people in Bulaburde district
14:15 Several security personnel injured in twin car bombing in central Somalia
13:14 Somali court drops corruption charges against government officials, sentences others for corruption
10:51 Somali Officials Sentenced in Major Corruption Case
10:02 Qatar Airways executive says invasive gynecological examinations of passengers won't be repeated
9:59 U.S. Somalia Policy at a Crossroads
8:22 Somali forces intercept two car bombs, foil Dhusamareb attack
8:04 Maxkamadda gobolka Banaadir oo 11 eedeysane ku ridey xukuno la xiriira Musuqmaasuqa.
6:34 State starts building roads to thwart incessant terror attacks in Lamu
6:22 EU's Political and Security Committee engages security and stability cooperation talks with Somali authorities
6:22 EU's Political and Security Committee visits Somali Police Headquarters for security cooperation talks
6:03 Nairobi: Madaxweynaha Puntland oo la kulmey qaar kamid ah Wakiilada beesha caalamka
5:47 Relative calm returns to historic Ethiopian city
5:40 East Africa bloc climate service warns of higher temperatures alongside El Nino rains
5:36 Laba qarax oo lagu fashiliyey Dhuusamareeb
5:34 Security chiefs to discuss terrorism issues in two regions
14:24 Roundup: UN general debate concludes with renewed commitment to combat global challenges, create solidarity
14:13 Puntland military court sentences three men for membership in al Shabab
13:55 Somalia’s Bid to Delay AU Troop Drawdown Rejected
13:32 Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka oo xilka la wareegay
13:02 Gaalkacyo: Saddex nin oo ka tirsan al-Shabaab oo xukun lagu ridey
11:34 569,000 people displaced in Somalia due to conflict, insecurity
7:29 Donald Trump oo lagu helay in uu ku kacay khiyaano
7:25 Ciraaq: Ugu yaraan 100 ayaa ku dhintay dab ka kacay goob uu ka socdey xaflad aroos
7:15 Wasiirka Arrimaha Dibadda oo warqadaha ka guddoomey safiirka cusub ee Sweden
6:55 Booliska Beledweyne oo hal qof u qabtey qaraxii dadka badan ku dhinteen
6:25 Police officer arrested over deadly suicide bombing in Beledweyne town
5:59 Kenya to start building nuclear power plant in 2027 - CEO
5:56 Local militia forces kill three al-Shabab terrorists in central Somalia
5:31 Tigrayans mourn fighters killed in Ethiopia war
5:29 IGAD to hold ministerial meeting on adoption of IGAD youth policy
5:26 Kenya confident its police will end Haiti gang war
5:24 Kenyan trader linked to arms shipment to Somalia goes missing
20:10 The Clock is Ticking in Puntland – Op-Ed
13:28 Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo sheegay in dhaqaaluhu hoos u dhacay
12:28 ATMIS and Somali security forces step up joint patrols in Barawe
11:25 Boost for terror fight as US, Kenya sign pact
11:08 Qatar condemns deadly suicide bombing in Beledweyne town
10:43 Erdogan oo shuruud cusub ku xirey Sweden in ay ka mid noqoto NATO
9:15 Somaliland's Central Bank denies devaluing Somaliland Shilling
7:26 Maraykanka iyo Kenya oo iska kaashanaya Difaaca
7:19 Dad badan ayaa ku dhintay qarax ka dhacay Nagorno-Karabakh
5:30 Uproar over proposal to lengthen Kenya president's term
5:28 Al-Shabab militants killed in raid after truck bomb - Somalia
5:24 Somalia's president praises Türkiye for its support
5:22 Somali Prime Minister rallies local community, praises young Somali Americans during Minnesota visit
5:17 Breakaway Somaliland says will not discuss unification with Somalia
5:12 Video: Somali prime minister recognizes Afro Deli owner for contributions to community
19:04 Ukraine oo sheegtay inay duqeyn ku dishay abaanduulihii ciidamada badda Ruushka
19:03 Maraykanka oo gacanta ku dhigay xubin sare oo ka tirsan Daacishta Siiriya
18:50 Erdogan oo booqday Azerbaijan
14:45 SCC-Khatumo Executive Council approves newly appointed secretaries
13:47 Musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan xasaasi ah la qaatey Aadan Madoobe
12:44 Dubai: Siciid Deni oo 40 maalmood kadib ka dhoofay dalka Imaaraadka
12:26 Somaliland rejects talk of unification with Somalia after Museveni comment