Somalia
This article was added by the user . TheWorldNews is not responsible for the content of the platform.

Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo u gudbay Wareegga Saddexaad

May 15 (Jowhar.com)-  Musharaxiinta kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u gudbay wareegga saddexaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya kadib markii ay ka sare mareen musharaxiintii la tartamaysay ee Saciid Cabdulaahi Deni iyo Xasan Cali Kheyre.

Tirinta rasmiga ah  ayaa waxa ay tahay  Xasan Sheekh Maxamuud oo helay 110 cod halka uu Farmaajo ka helay 83 cod.Saciid Deni 68 cod halka uu Xasan Cali Kheyre uu ka helay 63 cod waxaana halowday 5 cod,