Somalia
This article was added by the user . TheWorldNews is not responsible for the content of the platform.

Deni,Farmaajo, Kheyre iyo Xasan Sheekh oo u gudbay wareegga 2aad

May 15 (Jowhar.com)- Wareega labaad ee doorashada madaxweynaha ayaa waxaa u gudbay afarta musharax ee kala ah Deni,Farmaajo, Kheyre iyo Xasan Sheekh oo u gudbay wareegga 2aad.

Waxaan suugna waa wareega xiiga oo dhawaan bilabanaayo ,waxaa  hoolka ka jira isdaba yaac badaan oo inta badaan aan la dhowrin nidaamka doorashada.